Al Shabaab oo Weerar Khasaaro Xanuun badan geestay ku qaaday magaalada Baladweyne

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar madaafiic loo adeegsaday iyo mid toos ah ku qaaday xaafado kuyaala galbeedka Magaalada Baladweyne gaar ahaan xaafada Howlwadaag. Sida aan wararka ku helnay Al Shabaab ayaa weeraray saldhig ciidamada Jabuuti iyo kuwa dowlada ku leeyihiin xaafada Howlwadaag, waxa ayna Al Shabaab madaafiic ku garaaceen saldhigyada ciidamada joogeen. Inta … Continue reading Al Shabaab oo Weerar Khasaaro Xanuun badan geestay ku qaaday magaalada Baladweyne